top of page

Somali

Goobtani waa Beero Bulsho. Beeraha bulshadu waa goobo loogu talogalay wada-shaqeyn iyo wadaagid halkaas oo derisyadu isugu yimaadaan si ay u abuuraan miro iyo khudaar cusub. Beertan, deriskaagu waxay wadaagaan shaqada daryeelka goobtan oo waxay qaybsadaan wax-soo-saarka ay si wadajir ah u beertaan.


Deriskaagu waxay aad ugu dadaaleen inay u beeraan khudaartan qoysaskooda iyo bulshooyinkooda. Fadlan qaado kaliya waxaad u baahan tahay laakiin qaar u reeb kuwa kale.


Tani waa goob dadweyne oo u furan qof walba, oo aad ku jirto. Haddii aad jeclaan lahayd inaad ka caawiso deriskaaga beeridda iyo wadaagidda miraha iyo khudaarta, la xiriir Grassroots Gardens WNY waxaanan kugu xiriirin doonnaa kuwa goobtan daryeelaya.


Wac: 716-783-9653


Mareegta: GrassrootsGardens.org


Waxaad ka mid noqon kartaa Beertan Bulshada!


Grassroots Gardens WNY

389 Broadway | Buffalo, NY 14204

(716) 783-9653

grgbuffalo@gmail.com

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • LinkedIn

#ggwny #grassrootsgardenswny

#wegardencommunities

bottom of page